Xafladii Khaatumo State Ee Magaalada London(Daawo sawiradda)

Updated Wednesday, February 15th 2012 01:12 EAT


Xaflad aad U Weyn oo ay Ka Soo  qaybgaleen shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada London iyo agagaarkeeda ayaa  lagu qabtay Magaaladaasi.

Xafaldan waxaa kaloo goobjoog ka ahaa xubinta sare ee gudida Fulinta Khaatumo Dr. Cali Khaliif Gallaydh..

Sida uu Ku soo waramayo Wariyaha Warhaye.com ee Magaalada London Baashi Ducaale

Daawo Xafladaasi Sida Ay U Dhacday


Naga Filo Goordhaw Qudbadihii Ay halkaasi Ka Jeediyeen Madaxda Maamulka Khatumo State Of Somalia
www.warhaye.com
warhayenews@hotmail.com

FacebookTwitterGoogle+Share
Maalinta Jaceelka aduunka oo Maanta Laga Xusay Caalamka (Maanta iyo Maalinta Jaceelka Aduunka) Hogaamiye diimeed loo haysto inuu xiriir sokeeye la leeyahay ururka alqaacidda oo Codsaday inuu u safro Somaaliya(Daawo Muuqaalkaan)