Habka Ugu Fiican Ee Loogu Raaxeyn Karo Haweenka Uurka Leh Kabaro Warhaye

Updated Thursday, March 29th 2012 23:58 EAT

Warhaye.com:-Dad badan ayaa Aaminsan  in galmada oo lasmeyo Xiliga ay Haweenku Uurka leeyihiin aysan Fiicneyn Balse sidaa Mahan Xaalka oo wax dhibaato makeneyso,

Warhaye.com ayaa Sharaxaad Ka Bixinaya Waqtiga Haweenayda Uurka aad u raaxayn karayso Waxa Xusid Mudan in Sadexda bil ee ugu Horreysa Uurka ay Haweenku ka sheegtaan Laba-labada ,Mantak iyo Cuntada oo ay qaadan wayaan,Xiligaas Haweenku majeclo in Loo galmoodo.

Balse Bisha 4-aad oo Xubinta Haweenka ay qaleel tahay Xiligaas Raaxo ayay u baahanyihiin oo Jugta Malabyarowga Si fiican ayay uga Helaan, dhaqaatiirta qaar ayaaba ku talinaya in galmoodka uu wanagsanyahay Xiligaas.

Waa kan Habka ugu Fiican ee Loogu Galmoodo Haweenka Uurka leh.

Habab kala Duwan ayaa Haweeneyda Uurka leh loogu tagi karaa iyadoo la ilaalinayo Ilmaha uurka Jiifka oo waxba la gaarsiineyn.

Habka ah In Naagta Dhinac-dhinac u jiifato Ninkuna Malabayarowgiisa gadaal kasoo geliyo iyadoo Haweyneydu ugu aadineyso waana sahlantahay oo Ilmaha wax magarayaan oo Malabyarowga Ninka madhaafayo bishimaha Xubinta taranka iyo darbiga hoore ee Xubinta taranka Haweyneyda.

In Xabadka Kor u jeediso sida Caadiyan la adeegsado Laakiin waa in qeybta dambe ee Haweneyda ay sara u qaadaa oo Barkin ama wixii kale oo la heli karo la geliyo Waxaana Muhiim ah in ninku uusan Xooga u garaacin

 Nagala Soo Xiriir Wrahayenews@hotmail.com

 

FacebookTwitterGoogle+Share
Gabar yar oo 14 sano jir ah oo u Eg Qof jira Ama ay Da’adeedu tahay 100 Sano (Daawo Muuqaalkaan Mucjisada ah) Seefta Madaxweyne Shariif oo qaaday Mid kamid ah Golaha Wasiirada Xilkiina laga qaaday (Waa kee Wasiirkaas)