Kooxda kubada Cagta ee Barcelona lahayd awooda ciyaarta lugta labaad ee Champion leage-ka ay isaga hor imaanayaan Kooxaha chelsea iyo Barcelona ayaa caawa quusatay
Ciyaaryahan Busquets ayaa dhaliyay kubad uu baaskeeda lahaa da’yarka Cuenca.
Daqiiqado kadib ayaa waxaa Chelsea kaarka gaduudan Kabtankooda J. Terry taas oo ka dhigtay in daafacii Chelsea uu kala yaaco.
Ciyaaryahan Messi ayaa dhiibay kubad wanaagsan waxaana goolhaye chec daba mariyay Iniesta.
laakiin dhamaadkii ciyaarya ayaa ciyaaryhan Ramires waxaa uu dhaliyay goolka Kooxda Chelsea.
Chelsea ayaa gashay daafacii ugu danbayeeyay, Halka Kooxda Barca ay weerarka joojin weysay.
Ciyaaryahan Messi ayaa rigoore ka qasaariyay Kooxdiisa halka kubad kalana uu birta ku dhuftay.
F Torres oo lagu badalay ciyaaryahan Drogba ayaa quusiyay Kooxdii martidii sidaas ayayna chelsea ku aaday Magaalada Munich oo ay ka dhacayso Finalka
Waxaa habeen danbe lasugayaa tii soo baxda kooxda Real Marid iyo Bayer Munich oo lugtii hore ay Bayer kusoo adkatay 2-1