Daawo Meydadka Saraakiil uu ku jira Taliyahii Al-Shabaab ee Galgaduud oo laga helay Keymaha Dhusomareeb

Updated Monday, March 26th 2012 11:55 EAT

Meydadka la helay oo ay ka mid yihiin 7 Sarkaal oo ajnabiya waxaa ku jira Taliyahii Wilaayada Galgaduud ee lagu bedelay Koba ku dukade Ibrahim Salax (Abu Khadijah) Abaanduulahii watay Maleeshiyadda argagixisada Asad Cabdi Tafeey iyo Taliyahii goboladda dhexe Amiir Cabaas.
Dhulka Meydadka laga helay oo la rumeeysan yahay inay wali ka buuxaan Meydad kale waa dhul isku jira 10 

FacebookTwitterGoogle+Share
Ma Jirto Doorasho aan Ogayn oo Dhacaysa War Deg Deg ah:Qax Baahsan oo ka Biloowday Degmada Ceelbuur iyo Dagaal ka Biloowday Daqiiqado kaHor Afka Hore Ee Degmada Ceelbuur