Golaha amaanka ee Q,M ayaa caawa soo saaray go’aan u fasaxay ciidamada Midowga afrika ee AMISOM in ay qaadi karaan Tilaabo kasta oo ay Al-Shabaabka la bahoobay Al-Qacida wax kaga qaban karaan, iyagoona ilaalinaya sharuucda caalamiga ah, Go’aankan caawa kasoo baxay golaha amaanka ee QM ayaa waxa uu ka kooban yahay 2 qodob oo kala [...]
Feb 22 2012 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Waxaa Galabta si buuxda Magaalada Beydhabo sadax sano kadib gacan kuheynteeda la wareegay Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Ciidamada Itoobiya kadib markii Xarakada Al-Shabaab magaaladaasi faarujiyeen. Ciidamada Huwanta ayaana Magaalada si nabad oo wax dagaalo ah ka dhicin kula wareegay Gacan kuheynta Caasimada Gobolka Bay ee Beydhabo iyadoona hada Ciidamada si buuxda iskugu fidiyeen [...]
Feb 22 2012 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Mid kamida Cusbitaalada Malaada Khartoum ayuu ku geeriyooday habeen hore Fanaanka koobaad ee Sudan Mohamed Osman Wardi oo da’diisu eheed 80-jir, waxaana muddo dheer haayay fanaanka xanuun. Wardi ayaa kamid ahaa fanaaninta ugu waa waweyn Sudan ee taariikhda soo martay, wuxuuna shacbiyad aan la koobi karin uu ku lahaa Sudan iyo wadamada Africa, waxaana logu [...]
Feb 22 2012 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Waxaa wali dibad baxyo kasoconayaan Tuulooyin katirsan Magaalada Rusterburg ee Gobolka North West kaa ee dhigayaan dadka u dhashay K/Afrika oo ka careesan shaqo la’aan soo wajahday iyo arimo kale. Dibadbaxayada ayaa xoogooda kasoconaya Tuulooyinka Palascob ,Luka ,iyo Tuulooyin kale oo katirsan Magaalada Rusterburg. Dadka Dibad baxa dhigaya ayaa ka cabanaya shaqo joojin ee k [...]
Feb 22 2012 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Gudoomiyaha gobalka Bay ee dowlada KMG Soomaaliya C/fitaax Maxamed Geesay oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in ciidamada dowlada ay si buuxda ula wareegeen magaalada Baydhabo isla markaana uu qorshahoodu yahay in ay sii wadaan howlgalada ka dhank ah Al-Shabaab. Gdoomiyaha ayaa wuxuu sheegay in ciidamada dowlada markii ay soo galeen magaalada Baydhabo aysan [...]
Feb 22 2012 | Posted in
WARARKA |
Read More »
17-ka Febraayo 2012, Guddiga Golaha Amaanka u qaabilsan Al-qaacida waxay go’aansadeen inay ka saaraan liiska xannibaadaha ee Al-qaacida shaqsiyaad iyo shirkado Soomaliyeed : Ahmmed Ali Jumale iyo 17 shirkadood, oo u badan shirkadihii la isku dhihi jiray “Barakaat Gruoup of Companies” ayuu qaraarku caddeeyay in ay ka qaadeen xannibaadihii saarnaa. Qaraarka oo wata lambar SC/10549 [...]
Feb 22 2012 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in Daqiiqado yar kahor Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Ciidamada Itoobiya ee la wareegeen Magaalada Beydhabo. Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya ayaa hada gudaha u galay Magaalada Beydhabo iyagoona isku sii fidinaya xaafadaha kala duwan ee Magaaladaasi ,waxa eena Ciidamada Dowlada iyo [...]
Feb 22 2012 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Banaanbax Balaaran oo Looga Soo Horjeedo Shirkii Dhawaan Lagu Soo Gaba Gabeeyay Magaalada Garoowe Xarunta Maamul Goboleedka Punland Ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Banaanbaxani oo ay soo Qaban Qaabiyeen Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Ku dhaqan Magaalada Caabudwaaq Ayaa Dadkii Kasoo Qayb Galay Banaanbaxani waxay ku dhawaaqayeen Erayo ay ku [...]
Feb 22 2012 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa cabasho aad u xoogan waxa ee ka keeneen Raga Soomaaliyeed ee ka yimaada Dalka K/Afrika kuwaa oo boorsiiyin lacago ah hore usoo qaata taa ee dhalinyaro ku sheegeen mid iyagu lagu dhibaateenayo lacagahaasi. Dhalinyarada ayaana waxa ee ka cabayaan ah in Raga South Africa ka yimaada ee lacaga wata [...]
Feb 22 2012 | Posted in
Dhacdada,
WARARKA |
Read More »
Ra’isul Wasaaraha Dalka Ingiriiska Devid Camroon ayaa sheegay in aysan qorshaynayn in Somaliland ay u aqoonsadaan Dal ka madaxbanaan Soomaalia. Xili uu lahadlayay Ra’iisulwasaaraha Dowladda Britain Devid Camroon Laanta Afka Soomaaliga ah ee BBC ayaa waxaa uu sheegay in qorshaha aysan ahayn aqoonsashada Somaliland. “Qorshaha Shirka London kuma jiro, kumana jiri doono in Somaliland loo aqoonsado Dal [...]
Feb 22 2012 | Posted in
WARARKA |
Read More »