Warhaye Media Center
Category archives for: AQOON KORORSI

Sidee Nafsadaada Isu Qurxisaa misa dooneysaa in Xaaskaaga ama ninkaaga quruxdaada Jeclaado Hadaba Ka Faaideyso

gate2

Waa su’aal loo baahanyahay in leys weeydiiyo waxaa qasab ah in aad jirkaaga daryeeshid oo aad kazoo saartid qurux dabiici ah adoo kafogaanayo waxyaabaha kiimikada ah ee waxyeeleyn karo nafsadaaada. waxaa inoo bilaaban doono barnaamij ah sida jirkaaga aad isu qurxin laheyd taasoo dabiici ah aan la isticmaaleyn wax daawo ah, inta badan waxaan xooga [...]

Qalab Cusub oo sahlaya in aad Shumiso Jaceylkaaga oo kaa Fog oo lasoo saaray (Halkaan ka Daawo Qalabkaas )

kiss_ur_baby

Nin Cilmi baare ah oo u dhashay Dalka Singapore oo lagu magacaabo Hooman Samani ayaa hindisay soona saaray qalab Cusub oo sahlaya in aad ka shumiso qof kaa fog. Qalabkan Cusub ayaa ah mid kasameysan xinjir ama caag kaas oo la sheegay in masaafo dheer aad ka shumin karo lamaanaha aad jeceshay oo kaa fog. [...]

Taariikhda Iyo Joqoraafiga Gobalka Banaadir Maxaad Ka Taqaanaa

nuur

Gobolka Banaadir waa gobol taariikh aad u fac weyn ku leh dalka soomaaliya amase guud ahaan magaalooyinka geeska afrikada bari,  Hadii aan soo qaadano taariikhda wey uu leeyahay gobolkan banaadir ayaa ah mid ayanaan ku soo koobi karni qoraalo badan laakiin aan ka soo qaadan doono intii inoogu filan barnaamijkaan ugu talo galay barashada gobolada [...]

Maxaad Ka taqanaa Taariikhda Fanaanadda Farxiyo Fiska

star_fiska_farxiya

Fanaanada Farxiya Axmed Farxiya Fiska oo sanadahan danbe ka soo shaacbaxday dhamaan gayiga Somaliyeed iyo meel waliba oo ay Dadka Soomaaliyeed ay ku nool yihiin waa Xidigta sanadkii 2010 loo doortay in ay aheyd Fanaanadii loogu jeclaa. Sidaa Darteed Warhaye.com Xubinta Aqoon Kororsi waxa uu Ku soo bandhigayaa Taariikhda Rasmiga ah ee Fanaanadaasi Fanaanada Farxiya fiska [...]

Taariikhda Siyaasada Soomaaliya oo Kooban

kacankii4

Kulan wanaagsan Saaxiibayaal Kuna soo Dhawaada Xubinteenii Aqoon Kororsi oo aad kala Socotaan hadahaan oo kale Warbaahinta Warhaye.com Aan ka Bilownee July 1, 1960 - Xorriyadii iyo midowgii dadka Soomaaliyeed qaybtii laga soo bilaabo dabayaaqadii qarnigii 19aad ay gumaysan jireen Ingiriiska iyo Talyaanigu. July 1, 1960: Madaxweynihii u horeeyey ee Soomaaliya waxaa noqday Aaden Cabdulle Cismaan Daar [...]

kabaro halkaan Taariikhda Culumo baddan oo usoo Halgantay Diinta Islaamka Akhriso

bv

Sida uu qoray Kitaabka Cajaa’ibul-Aathaar, sheeekh Cali Sheekh Cabdu-Razaaq sheekh Shamsuddiin Sheekh Cabdu-raxmaan al-Zaylaci wuxuu ka mid ahaa caalimiinta ka soo jeeda magaalada Zaylac waa caalim khaliif ka ah awoowgii Sheekh Cabdu Raxmaan Al-Zaylici. Sheekh Cabdu Ramaan Al-Jabarti oo ka hadlaya asalka diineed ee sheekhaa Zayliciga ahi ka soo jeedo wuxuu yiri : Sheekh C/raxmaan [...]

Maxaad ka taqaanaa akhristow tirsiga taariikh somalida

calender

Maxaad ka taqaanaa akhristow tirsiga taariikh sidaha (calender) soomaalida, waa kan halkan ayaan idiinku soo gudbineynaa iyadoo ay u kala horeeyaan sidan: 1-Dajo 2-Bulduro-hore 3-Bulduro-dambe 4-Rajal-hore 5-Rajal-dhexe 6-Rajal-dambe 7-Sebuux 8-Waaberis 9-Soon 10-Soonfur 11-Sidataal 12-Carafo Waxaase xusid mudan in ay biluhu tirsigooda uu la socdo dayaxa, sidaas darteedna ay ku dhamaadaan 29 ama 30 maalmood.

Kororso aqoontaada xagga IT- ga

aqoon

Kororso aqoon taaga xagga ITC -ga waxaan bilaabi doonaa casharo ku saabsan sida aan website u yeelan karto iyo faaiidada ku jira in qofku website yeesho, Dhaqaale maka samayn kartaa website kaaga? siday ku dhici kartaa in aad dhaqaale kugu filan ka samaysid internet ka ? waxaa soo gurbin doonaa Qoraalo aad u xiiso badan [...]

Photo Gallery