Warhaye Media Center
Author Archive
Stories written by editor

Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Xukun Ku Riday Mas’uuliyiin Dowladda Ka Tirsanaa

ilkaxanaf

Maxkamadda Sarre ee dalka ayaa maanta xukun ku riday labo mas’uul oo Dowladda Soomaaliya ka tirsanaa kuwaasi oo iyagu ku eedeysnaa inay u fududeeyeen kooxo Burcad ah alaab ay dhaceen. Labadani mas’uul ee ay Maxkamadda Sarre ee dalka xukunka ku riday ayaa kala ah C/risaaq C/laahi Guhaad oo isagu ahaa Taliyihii waaxda Canshuuraha ee Dekedda [...]

Golaha Wasiirada Oo Kulan Ka Yeeshay Waxqabadka Xukuumadda Mudadii Ay Jirtay

wasiro2

Shirkaan ay maanta isugu yimaadeen Xubnaha Golaha wasirada ayaa waxaa shir guddoominayay R/Wasaare C/Weli Maxamed  Cali iyado diiradda lagu saaray Qodobo ay ka mid ahaayeen Horumarrada laga gaaray Dhinacyada Amniga, Gargaarka bani’aadaninimada iyo Waxqabadka Xukuumadda Mudadii ay jirtay. R/Wasaare C/Weli ayaa ugu horeyntii Golaha Wasiirada warbixin ka siiyay guulaha laga gaaray safarro shaqo uu dhawaan [...]

R/wasaaraha Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Tababar Loogu Sooxirayay Shaqaalaha Wasaaradda Arimaha Gudaha “Sawirro”

gaas

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada ayaa maanta ka qeybagalay Munaasabad tababar loogu soo xerayey howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka taasi oo ka dhacday xarunta Taliska Booliiska. Tababarkan oo muddo lix maalin ah u socday 54 xubnood oo ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda arimaha [...]

Tartan Lagu Dhiirigelinayo Nabadda Oo Ka Furmay Degmada Boondheere.SAWIRRO

ciyaarto

Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa gelinkii dambe ee maanta waxaa si rasmi ah uga furmay tartan xaga kubadda cagta ah oo loogu magacdaray Nabadda iyo Isdhexgalka kaasi oo ay ka qeybgalayaan ilaa Afar kooxood oo ka dhisan degmada Boondheere. Furitaankii tartanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,mas’uuliyiin ka socotay maamulka gobolka [...]

Madaxweyne Sheekh Shariif Oo Addis Ababa Kulammo Kulaleh Madax Kala Duwan.

IGAD-leaders

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wafdi uu hogaaminayo ay galabta gaareen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa caawa kulammo kala duwan halkaasi kula qaadanaya Madax kala duwan oo Afrikaan ah. Kulammada ayaa kulanka ugu horeeya waxaa hada wadajir uu u dhexmarayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, [...]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda: ” dhammaadka sanadkan Shabaab dalka waa laga xureenayaa”

shariif2

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in dhammaandka sanadka dalka oo dhan laga saarayo maleeshiyaadka Al-Shabaab isagoo sheegay in howlgal xoog leh uu dhawaan ka bilaaban doono gobollada Koonfurta oo haaridiga Shabaabku ku sugan yihiin. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo khudbad ka jeediayay shirkii Wada tashiga ee qeybha Bulshada kana dhacay magaalada [...]

Madaxweyne Shariif Oo Si Kulul U Cambaareeyay Go’anka Shabaab Ay Ku Mamnuuceen Hey’adaha Samafalka’War saxaafadeed’

Sharif Ahmed

Madaxweynaha Soomaaliya   Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u Cambaareeyay falkii foolxumada ahaa ee kooxda horaraka  ah ee Shabaab  ay ku Mamnuuceen ayna kula wareegeen hantida iyo qalabka hey’adaha gargaarka ee ka howlgala goobaha Shabaab ay gacanta ku hayaan. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska warfaafinta madaxtooyada ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu aad uga [...]

Saraakiisha Ciiddanka XDS Iyo Kuwa Amisom Oo Soo Bandhiga waxyaabaha Qarxa.SAWIRRO

walxa qaraxa

Shir jaraa’id oo ay maanta si wadajir ah saxaafadda u qabteen taliyeyaasha ciidamada xoogga dalka, Amisom, taliye ku xigeenka booliska, iyo agasimaha hay’adda nabad sugidda Qaranka ayaa waxaa lagu  soo bandhigay miino iyo waxyabo qarxa kuwaas oo dhawaan ciidamada qalabka sida iyo kuwa amisom ay  ka soo saareen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kadib [...]

Beelaha Sool, Sanaag iyo Ceyn dega oo ku Mashquulsan Shirar waa weyn.{daawo Vedio},

widhwidh

Shirweyne aad u balaadhan oo ay isugu yimaadeen Beelo fara badan oo ka tirsan kuwa Dhulbahante ayaa ku soo xidhmay magaalad Widhwidh ee G/Cayn.   Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Cuqaasha Beelaha Dhamaan Garaad Faarax, C/Garaad{Qayaad}, Khaalid Habarwaa, Yaxye Cabdalle, Xuseen Siciid{Hayaag}.  Ugaasyo,Jaamac Siyaad kuwooda Hawdka iyo beelo kale oo badan. Shirkan oo [...]

Kullankii Addis Ababa uga socday wadamada Midoowga oo go’aanno laga soo saaray

afrika

Waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kullan looga hadlay xaaladda amin ee Soomaaliya iyo xoojinta howlgallada ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM iyadoo kullankaasina laga soo saaray go’aanno wax ku owl ah. Kullankaani oo looga hadlay xaaladda amni ee dalka Soomaaliya iyo hormarka laga gaaray howlgalka ciidamada dowladda Soomaaliya [...]

Photo Gallery