Warhaye Media Center
Archive for: November, 2011

Madaxweynaha Jamhuuriyadda: ” dhammaadka sanadkan Shabaab dalka waa laga xureenayaa”

shariif2

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in dhammaandka sanadka dalka oo dhan laga saarayo maleeshiyaadka Al-Shabaab isagoo sheegay in howlgal xoog leh uu dhawaan ka bilaaban doono gobollada Koonfurta oo haaridiga Shabaabku ku sugan yihiin. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo khudbad ka jeediayay shirkii Wada tashiga ee qeybha Bulshada kana dhacay magaalada [...]

Madaxweyne Shariif Oo Si Kulul U Cambaareeyay Go’anka Shabaab Ay Ku Mamnuuceen Hey’adaha Samafalka’War saxaafadeed’

Sharif Ahmed

Madaxweynaha Soomaaliya   Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u Cambaareeyay falkii foolxumada ahaa ee kooxda horaraka  ah ee Shabaab  ay ku Mamnuuceen ayna kula wareegeen hantida iyo qalabka hey’adaha gargaarka ee ka howlgala goobaha Shabaab ay gacanta ku hayaan. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska warfaafinta madaxtooyada ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu aad uga [...]

Saraakiisha Ciiddanka XDS Iyo Kuwa Amisom Oo Soo Bandhiga waxyaabaha Qarxa.SAWIRRO

walxa qaraxa

Shir jaraa’id oo ay maanta si wadajir ah saxaafadda u qabteen taliyeyaasha ciidamada xoogga dalka, Amisom, taliye ku xigeenka booliska, iyo agasimaha hay’adda nabad sugidda Qaranka ayaa waxaa lagu  soo bandhigay miino iyo waxyabo qarxa kuwaas oo dhawaan ciidamada qalabka sida iyo kuwa amisom ay  ka soo saareen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kadib [...]

Turkiga oo goobo waxbarasho ka dhisaya

turkey

Dawladda Turkiga aya maanta ka dhawaajisey inay ka dhisi doontoo goobo waxbarasho xarunta Somalia ee Muqdisho,waxana talaabadan qayb ka noqonaysaa kaalmada bini’aadanimo ee Somalia gacanta ka siiyaan tan iyo markii abaaruhu haleeleen Geeska Afrika. Ururka Bisha Cas ee Turkiga bayaan maanta oo Khamiis ah ka soo baxay ayaa lagu sheegay in dhowaan ay hawlgali doonaan [...]

Ganacsatada Soomaalida Kenya oo maanta qaarkood si ba’an loo-garaacay iyo qaar kaloo xabsiyada la-dhigay

mandera

Kadib markii maanta qarax xoogan oo khasaaro loogu geystay Ciidamadda Dowladda Kenya uu ka dhacay magaaladda Mandheera ee Gobolka Waqooyi ee Bari Dalka Kenya, ayaa waxay taasi keentay in cagta cagta loo-soo saaro Soomaalida heysata dhalashada dalka Kenya ee ka ganacsatada magaaladda Mandheera. Ciidamadda Dowladda Kenya oo aad u fara-badan, ayaa waxaa maanta lagu soo [...]

Kulan lagu Doonayo in Ciidamada Kenya AMISOM Ka Mid Noqdaan Muqdishana yimaadaan oo Maanta ka furmaya Magaalada Kampala

kampala

Waxaa Maanta lagu Wadaa Magaalada Kampala ee Xarunta Dalka Ugandha in uu ka furmo kulan Balaaran oo lagu doonayo in Ciidamada Kenya ee Soomaaliya soo galay AMISOM lagu biiriyo. Kenya ayaa la qorsheenayaa in Ciidamadooda ay ku hool galaan Magaca AMISOM si ay u kordhitaan Howlgalaad Dagaal ee Shabaab kula jiraan una helaan Qalabeen iyo [...]

Beelaha Sool, Sanaag iyo Ceyn dega oo ku Mashquulsan Shirar waa weyn.{daawo Vedio},

widhwidh

Shirweyne aad u balaadhan oo ay isugu yimaadeen Beelo fara badan oo ka tirsan kuwa Dhulbahante ayaa ku soo xidhmay magaalad Widhwidh ee G/Cayn.   Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Cuqaasha Beelaha Dhamaan Garaad Faarax, C/Garaad{Qayaad}, Khaalid Habarwaa, Yaxye Cabdalle, Xuseen Siciid{Hayaag}.  Ugaasyo,Jaamac Siyaad kuwooda Hawdka iyo beelo kale oo badan. Shirkan oo [...]

Burcad badeedda waxaa looga guuleysan karaa in la taageero DKMG Somaliya

china

Ku-xigeenka danjiraha dawlada China u fadhiya Qaramada Midoobay Ambassador Wang Min oo la hadlay wakaaladda wararka Shinwaa ayaa sheegay in dhibaatada burcad badeedda Soomaaliya ay ka geystaaan biyaha caalamiga ah aan lagu xalin karin oo kaliya tallaabooyin dhanka ciidamada ah, balse muhiim tahay in la taageero dawlada uu madaxweyne ka yahay Sheekh Shariif. Danjire Wang [...]

Midowga AFrika oo Diyaarinaya Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku biiraya Howlgalka Amisom

amisom

Dalkaan aan dowladiisu awooda laheyn ayaa maalin kasta waxaa uu galay marxalad cusub waxaana imanaya wajiyo cusub oo sheega in ay doonayan in nabada soo celiyaan. Midowga Afrika ayaa maanta kadhawajiyay in ay doonayaan in ay ciidan usoo diraan Somali kuwaas oo kasocda wadanka Itobiya oo ay somaliya kala dhaxeyso cadow tooyo soo jireen ah. [...]

MAXAA KA JIRA IN POPE KA MASIIXIKA IYO IMAM-KA MASJID KA AL AZHAR IN AY IS SHUMIYEEN

pope

Sawir ay xayeysiin ahaan u diyaarisay shirkada Dharka samaysa ee Benettom ayaa ku cad Pope-ka vatican oo shuminaya imam ka masjidka wayn ee Al-Azhar Shirkadan ayaa waxaa laga leeyahay dalka Talyaaniga. Vatican-ka ayaa si kulu uga dacwooday SawirkII Kadibna shirkadii waxay go’aan satay in ay sawirkii ka noqoto oo raali gelin ka bixiso

Photo Gallery