Warhaye Media Center
Archive for: October, 2011

Wararkii Ugu dambeeyay ee Magaalada Muqdisho

Amisom

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh ayaa waxay maanta ka soconayaan Jidka Warshadaha, oo ay shalay  Kooxda Al Shabaab ku soo qaaday weeraro culus oo ka dhan ah Ciidamadda Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom. Dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ka soconaaya Jidka Warshadaha ayaa yimid, kadib markii Saraakiisha Ciidamadda Amisom ay boqolaal ciidamo [...]

Ra’iisul wasaare C/wali oo mudo lagu xanibay Garoonka Nairobi

gaas

Ra’iisal wasaaraha Xumuumadda KMG Soomaaliya iyo Wafdi uu horkacayay ayaa maanta in mudo ah ciidamada Kenya waxa ay ku xanibeen Garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. C/wali Max’ed Cali oo ah Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya oo maanta ka anbabaxay magaalada Muqdisho ayaa waxa la sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ay [...]

Siyaasiyin iyo Bulshada Gobolada Jubboyinka iyo Gedo oo ka biyo diiday Maamulka Azania

Map_of_Jubaland

dhaman dadka dagan gobolada Jubboyinka iyo Gedo waxay  mucaradsanyihiin maamulka Gandi oo si la tashi la,an ah lagu dhisay Wadanka Kenya.Dhinaacyada Maamulka Gandi ka horyimid ee Samaynta ku leh Jubbaland       1. Dowlada Somali oo si weyn u diiday Maamul Goboledka Azania 2. Ahlusuna Gobolada Konfureed ee Xaruntodu tahay Balad Xaawo 3. Dhamaan [...]

Wiilashii Fuliyey Qaraxii Xero Jarmal oo la Ogaaday meelahay ka soo jeedaan.

qaraxii xarada jarmalka

     Al-Shabaab ayaa sheegay in mid ka mid ah Labadii dhalinyaro ee maanta barqadii weerarka is qarxinta ku qaaday Dugsigii Farsamada ee Xero Jarmal inuu ahaa Wiil Soomaali Mareykanka ah.   Idaacada ku hadasha Afka Shabaab ee Al-Andulus ayaa caawa laga sii daayay Wareysi laga qaaday wiilka dhalinyarada ee Soomaali Mareykan ahaa, kaasoo magaciisa [...]

Why President Sheikh Sharif wants Kenya army out

kibaki&sharif

Somali President Shariff Sheikh Ahmed is opposed to the deployment of Kenyan troops in his country because he believes it is an attempt by Kenya to create an autonomous Jubaland. Communication from as far back as March 2011 between President Shariff and President Kibaki shows that the Somali leader asked Kenya not to deploy to [...]

Kenya oo sheegtay in aysan Soomaaliya ka baxeyn tan iyo inta ay amaankeeda dib ula soo laabaneyso

Kenya's military chief, General Julius K

Shir jaraa`id ay maanta si wada jir ah ugu qabteen magaalada Nairobi wasiirka gaashaandhigga Kenya (Chief of the Defense Force) Julius Karangi iyo wasiirka difaaca (Defence Minister) Yusuf Haji ayaa looga hadlay xaaladda dalka Soomaaliya iyo ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Waxa ay sheegeen in ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya [...]

Dawladda Soomaaliya oo Bayaan Cad ka Soo saartay Farogelinta Ciidamada Kenye ee Soomaaliya.

banaanbixii muqdisho

Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbineynaa nuqulka Shir Saxaafadeedkii ay maanta wadajir xarunta Madaxtooyada Qaranka ugu qabteen Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed,Ra’isulwasaaraha Dalka Mudane C/weli Maxamed Cali, Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise. SHIRKII SAXAAFADEED EE WADA-JIRKA AHAA: CADDEYNTA MOWQIFKA DOWLADDA Marka ugu horreysa waxaan dooneynaa inaan hoosta xarriiqno qodobadan: ·      Kenya [...]

Banaanbax balaadhan oo Lagu tageeray Hadalkii Madaxweyne Shariif ee ciidamada Kenya oo ka dhacay Muqdisho.

banaanbixii muqdisho

Halkaan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Banaanbax Lagu taageerayey hadalkii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ka yiri arinta la xiriirta Kenya.  

One person dies in Nairobi explosion

kenya

An explosion has hit Nairobi OTC bus stop killing one and injuring several others. Commissioner of Police Mathew Iteere said more than 10 people were injured in the blast and were rushed to hospital.The explosion occurred at around 7pm at the busy bus terminus when most commuters were on their way home.Police say that a [...]

Somali President opposes Kenyan incursion

shariif

Somalia’s President Sheikh Sharif Ahmed has said his transitional government is opposed to Kenya’s military incursion into Somalia. Just over a week ago Kenya sent soldiers over its border into Somalia to pursue militants from the Islamist al-Shabab group. It blames the insurgents for a spate of recent kidnappings near the border, which al-Shabab denies. [...]

Photo Gallery