0.September.2011:- Dagaalo xoogan oo gaystay Qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa Saakay xili hore kadhacay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose. Dagaalka ayaa waxaa uu kadanbeeyay kadib Markii ay Ciidamada Al-Shabaab weerar xoogan kusoo qaadeen fariisimaha Ciidamada Dowlada ee Gudaha Magaalada. Dagaalka ayaa ku sal balaartay Magaalada Gudaheeda waxaana Magaalada si xoog ah kula [...]
Sep 30 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Sanadkii 1944kii ayaa waxaa magaalada South Corlina ee dalka Maraykanka ka dhacay arin fajaciso ah, ka markii wiil yar oo maraykanka madow ah lagu xukumay in la deldelo. Wiilkan yar ee madowga ah ayaa waxaa la sheegay in ciidanka boolisku jeelka soo dhigeen, wiilkan yar ayaa xadhigiisa wuxuu sababsaday markii labo Gabdhood oo yar yar [...]
Sep 30 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Hay’adda nabad sugida Dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay labo dagaalyahaan oo Hay’adu ay sheegtay inay ka tirsan yihiin Xarakada Al Shabaab. Agaasimaha Hay’adda nabada sugida dowladda KMG Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo maanta Warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu soo bandhigay labo dagaalyahan oo uu sheegay inay kasoo goosteen [...]
Sep 27 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya, Cabdiwali Maxamed Cali ayaa codsaday in faragelin caalami ah lagu sameeyo dalka Soomaaliya, si wax looga qabto xaaladaha amni iyo dhibaatooyinka bini’aadannimo ee ka jirta dalka. Ra’iisul wasaaraha ayaa isagoo ku sugan magaaladaNew York uu uga qeybgalay shirka sanadlaha ee Qaramada Midoobay, sheegay in dhibaatooyinka abaaraha ee Soomaaliya ka [...]
Sep 26 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Riahi is staying in the border city of Garissa with Iranian photographer Ghogha Bayat to express her sympathy and offer her own financial aid to the Somali people, Mehr News Agency reported. Riahi also dedicated Mehr Afarin Panah-e Asr Institute’s help to the Somali refugees in Garissa. The warm and hopeful look of these people [...]
Sep 26 2011 | Posted in
ENGLISH NEWS |
Read More »
Somalia’s Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali on Saturday alerted the UN to the activities of Islamist militants, whom he said have wreaked havoc in southern Somalia and are now looking to strike outside the country. He said concerted international action was needed to prevent the militants from exporting their violence. Ali, who spoke at the [...]
Sep 26 2011 | Posted in
ENGLISH NEWS |
Read More »
Wafdi ka socda maamulka Somaliland oo sida deeq mucaawino ayaa maanta gaaray caasimadda Muqdisho, iyagoona si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport. Soo dhaweynta wafdigan ayaa waxaa ka qeyb qaatay maamulka Gobolka Banaadir oo uu horkacayo gudoomiyaha gobolka, xildhibaano, odayaal, ururo bulsho iyo fanaaniin. Wafdigan ayaa waxaa horkacayay abwaanka weyn ee [...]
Sep 25 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Doorashada madaxtinimo ee ka dhacday dalka Zambia ayaa waxa ay saameysay Soomaalida ku dhaqan dalkaasi, iyadoo doorashadani ay ahayd mid xasaasi ah. Maalinti Khamiista ee la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada Ndola ee dalka Zambia ka dhacay rabshado lagu gubay guryo iyo gawaari ay leeyihiin galanacsato Soomaali ah,iyadoo sidoo kalena dab la qabadsiiyey dugsi quraan [...]
Sep 25 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Ururka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa si wada jir ah waxa ay isugu raaceen inay soo afjarayaan gabi ahaamba howlaha ka soconaya Soomaaliya iyo sidii meesha looga saari lahaa Xarakada Al Shabaab. Kulan ay si gaar ah u qaateen Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon iyo Jean Ping oo ah Madaxa arrimaha nabadda [...]
Sep 24 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Ciidanka Nabad Sugida Dowlada KMGS ayaa maanta soo bandhigay dameer lagu soo raray walxaha qarxa kaasi oo dadka Soomaaliyeed ay aad ula yaabeen. Dameerkaan oo ka yimid deegaanada loo bara kacay ayaa waxaa isaga iyo qalab walxaha qarxa ah waxaa warbaahinta lagu tusiyey xarunta hey’ada Nabadsugida Dowlada KMG Soomaaliya. Afhayeenka Nabadsugida Ibrahim Cumar Adan ayaa [...]
Sep 23 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »