Warhaye Media Center
Archive for: August, 2011

Dibadbax uu ka qeybgalay r/wasaare C/WELI oo Muqdisho ka dhacay

dibadbax

Ra`iisal wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa maanta ka qeybgalay dibadbax loogu magac daray “MAALINTA XORRIYADDA MUQDISHO” kaas oo ka dhacay garoonka ciyaaraha ee Koonis Stadium. Dibadbaxan ayaa waxaa soo abaabulay ururada bulshada rayidka ee Muqdisho, waxaana goob joog ahaa masuuliyiin ay ka mid yihiin gudoomiyaha gobolka Banaadir Tarzan, wasiiro xigeeno, saraakiil ka socotay [...]

Erdogan: – Safaarad ayaan ka furaneynaa Soomaaliya

turkiga

Ra`iisal wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo maanta Muqdisho booqasho ku tagay ayaa sheegay in ay safaarad ka furanayaan magaalada Muqdisho, isagoona balan qaaday din u dhiska caasimadda Soomaaliya. Edrogan ayaa ah madaxii ugu horeeyay ee qaaradda Afrika ka baxsan oo cagta dhiga carrada Soomaaliya tan iyo bur-burkii dowladdii dhexe ee Soomaali mudo 20-sano [...]

Food experts seek long-term solutions on Somalia famine

somalia

Food and Agriculture Organisation representatives and international officials take stock of disaster and assess what action to take to avoid repetition of Horn of Africa crisis International agricultural experts on Thursday stressed the need for long-term measures to avoid a repetition of the crisis in the Horn of Africa that has left 12 million hungry. [...]

Yuusuf Hassan oo Ku guulaystay Doorashadii Kamunkunji.ee dalka kenya

Yuusuf Hassan

Waxa lagu dhawaaqay natiijadii Kamunkunji ee deegaanka Nairobi, waxaa si rasmi ah u noqday Xildhibaanka deegaankan laga doorto mudane Yuusuf Hasan Abdi. Waxaa ka soconaya xaafada islii dabaaldegyo waa weyn, iyo damaashaad, Yuusuf Hassan wuxuu noqday ninkii ugu horeeyey ee Soomaali ah ee ka soo Gala magaalada Caasimada ah ee Nairobi.

Dawlada iiran oo soomaliay usoo dirtay wafti indha indheeya abaaraha

iran

waxaa maanta barqadii kasoo degay caasimada somaliya wafuud kasoo kicitimay dalka iran iyagoo kulamolaqaatay raysalwasaaraha somaliya fariintiina ugudbiyey ay uga sideen dawlada iiran oo ahayd in iiran wax u qabandoonto walaalohooda dhibataysan iyadoo sidoo kale soomaray meelihii ay deganaayen barakacayaashu qiimayna kusameeyey

Shacabka ree Gaza ee falastiin ayaa iska soo ururiyey dhaqaale gaaraya 17,000 dolar ugunadeeqaya somalida abaaru haleelen

gaza

Sida la ogyahay falstiinya oo aan waxba dhaamin somalida ayaa bisha Rabadaan fadligeeda iyagoo kaga faa iidaysanaya u uruuriyey lacag gaaraysa 17,000 oo dolar Lacagtaasoo lasii marindoono dalaka masar ayaa loosiigudbindoonaa somaliya iyo meelaha ugu baahida badan iyadoo hore looyidhi caydhi caymo madiido ayaa hadana somalidu ay maanta ubaahanyihin cidii u gargaaraysa meesha xaaladi marayso

Mombasa Kenyan Police raid houses arresting terrorism suspects

kenya

More than 10 police officers raided households in Majengo, Mombasa County and arrested three terrorism suspects on Friday night. During the raid the police forcefully entered the houses and disconnected electricity before asking all the residents to surrender. The police officers, who had drove in three vehicles, arrested a clearing and forwarding official Ibrahim Juma [...]

Shabaab oo Muqdisho ka baxay

calidhere

Afhayeenka kooxdaasi Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo wareysi ku aadan arrinka siiyay idaacad afkooda ku hadasha ayaa sheegay in sababaha ay uga bexeen magaalada ay tahay si ay u bad-baadiyaan nolosha shacabka. “Saacadaha soo socda waxaa la arki doonaa howl galo cusub iyo qidad dagaal, luuq kasta iyo goob kasta, waxaan uga baxnay Magaalada [...]

Nin Somali ah kana Tisran booliska kenya oo sadaqaystay musharkiisa bisha Juulaay.

hashim

Booliska shaqadoodu waxa ay tahay in ay difaacaan shacabka xoolahooda iyo naftooda.lakiin nin soomali ah kana tirsan booliska dalka kenya ayaa wax uu sheegay in uu mushaharkiisa oo bisha juulaay ugu deeqay somalida macluusha ku heyso gobolka waqooyi bari ee dalka kenya. Haashim Mohammed Elmoge oo ah boolis dable ah ayaa waxa uu sheegay in [...]

Photo Gallery