Warhaye Media Center
Archive for: July, 2011

Caruur ku geeriyootay Qardho Sun ay cabeen (Arin laga Naxo)

qardho

Afar Ruux ayaa geeriyoodatay Afar kalana xaalada qatar ah ayey ku jiraan oo dhamaan hal qoys ka soo wada jeeda ka dib markii ay cabeen biyo sumeeysan sida wararka ay sheegyaaan. Qoyskaan Masiibada ku habsatay ayaa ku noolaa degaan lagu magacaabo Rako uu ku dhow degmada Qardho ee Gobolka Bari, waxaana afarta qofood ee dhimatay [...]

Photo Gallery