Warhaye Media Center
Archive for: April, 2011

Haween Soomaali ah oo lagu maxkamadeyn doono Maraykanka

Haween Soomaali ah oo lagu maxkamadeyn doono Maraykanka

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in maxakamadeynta haween Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay dhaqaale uga aruurinayeen Maraykanak Xarakada AL Shabaab lagu maxkamadeyn doono gudaha dalkaasi. Sida ay sheegtay wakaalada Wararka AP ee laga leeyahay wadanka Maraykanka, haweenkaani oo lagu kala magacaabo Aamino Faarax Cali iyo Xaawo Max’ed Xasan islamarkaana lagu eedeeyay in ay lacago [...]

Golaha Wasiirada oo sheegay in shir dib u hishiisiineyd ay qabanayan

Golaha Wasiirada oo sheegay in shir dib u hishiisiineyd ay qabanayan

Golaha Wasiirada Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in shirka dib u hishiisiineyd ay ku qabanayaan gudaha dalka kaasi oo ay tilmaameen inay isugu keenayaan qeybaha kala duwan ee bulshada Kulankaani maanta ayaa waxaa isugu yimid xubnaha golaha Wasiirada Xukuumadda KMG Soomaaliya, waxaana shir gudoominayay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed (Farmaajo) iyadoo ajandaha [...]

Fiska Qomaal Gayaan

Fiska Qomaal Gayaan

[youtube vVOPs_OL748]

Qoomaal iyo Nimco Yaasiin Heeso Cusub 2011

Qoomaal iyo Nimco Yaasiin Heeso Cusub 2011

[youtube ZYtpUIwT7kc]

Qoomaal iyo Nimco Yaasiin Heeso Cusub 2011

Qoomaal iyo Nimco Yaasiin Heeso Cusub 2011

[youtube sLKA0lOTDs]

Dad kudhintay Qarax xoogan oo kadhacay Dalka Belarusia.

411belarus_subwayexplosion

Ciidamada ammaanka ee dalka Bella rusia ayaa sheegay in 11 qof ay ku dhinteen in kabadan boqolna ay ku dhawaacmeen kadib qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taala caasimadda dalkaa ee Minsk. Qof goob jooge ahaa ayaa sheegay in qaraxu uu dhacay xilli uu soo istaagay tareen boosteejada tareenada ee Oktiaberiskiya oo ah meel [...]

Xukuumadda Indonesia oo sheegtay inay wada hadal la galayso burcad badeeda muwaadiniinteeda heysta

indo

Wasiirka xiriirka dalka Indonesia Dujooko Suyanto oo ka hadlay Tv,ga dawlada ayaa sheegay inay wada hadal la galayaan kooxaha burcad badeeda Soomaaliyeed ee heysta in ka badan 20 muwaadin oo dalkaasi u dhashay. Wasiirku waxaa uu sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal la furan kooxda burcad badeeda ah ee muwaadiniinta dalkaasi u dhashay waxaana [...]

Musa Kusa oo ka digay in Liibiya ay noqoto Soomaali Cusub.

80725-the-british-foreign-ministry-is-reporting-that-moussa-koussa-libyas-fo

Waziirkii arrimaha dibadda ee xukuumadda Qadafi Musa Kusa ayaa tilmaamay in xalka dhibaatada Libiya ay ku jirto gacanta Liibiyanka iyagoo u maraya wadahadalo ku dhisan qaab dimuqoraadiyad ah. Kusa oo u waramayay BBC-da ayaa sheegay in dhamman dhinacyada dagaalamayo uu ka dalbanayo in ay dalka ka ilaaliyaan dagaal sukeeye, dhiig micna darri ku daada iyo [...]

Gudiga TJRC oo maanta Garisa kabilaabaya dhagaysiga Dacwadaha Tacadiyadii Gobolka W/ Bari Kenya

Tjrc

Dhagaysiga rasmiga ah ee dadwaynaha ayaa waxa lagu wadaa in maanta uu ka bilaabmo magaalada garissa halkaasi oo ay dadka isugu iman doonaan libarariga garisa si ay halkaasi dadka uga dhiibtaan waxyaabha ay tabanayaan. Dhagaysigani ay magaalada garissa ee xarunta gobolka wuqooyi bari ka bilaabayaan gudiga runta cadaalada iyo dib u heshiisiinta ayaa waxa uu [...]

Golayaasha Ahlu Suna oo loogu baaqay in shir ay isugu yimaadaan

ahluuuuuuuuuuuuuu

Gudoomiyaha guud ee Ahlu suna Waljamaaca Macalin Maxamuud shiiq Xasan oo la hadlay saxaafada ayaa waxa uu shir deg deg ah isgu yeeray sadexda Gole ee ugu sareesa Ahlu Suna si e yoga wada hadalaan arima quseeya Macali Maxamuud ayaa sheegay in ey ka wada hadalayaan golayaasha waxyabihii u qabsoomay iyo wixii aan u qabsoomin [...]

Photo Gallery