LUUQ:- Dagaal mudo socday ayaa xalay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo kudhexmaray Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa Al-Shabaab. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii Shabaab ay weerareen Fariisimada Dowlada ee Degamada luuq. Lama soo sheegin qasaaro kadhashay Dagaalka oo cabsi ku abuurat dadka shacabka ah ee Magaalada. Al-Shabaab ayaa sheegay in Magaalada ay saacado kooban [...]
Mar 31 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
MUQDSIHO:- Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya ayaa saakay howlgalo xoogan kawada qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho. Howlgalada oo ah kuwa qorshaysanaa ayaa ay Ciidamada dowlada saakay bilaabeen waxaana ay baarayaan dhamaan gawaarida dadweynaha iyo Dadka oo shaqsi shaqsi loo baarayo. Deegaanada ay howlgalka kasocdaan saakay ayaa waxaa kamid ah Wadada Sayidka,Degmada Xamaeweyne,Xamar Jajab iyo Degmada Waaberi ee [...]
Mar 31 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Waxaa jira warar sheegaya in xukumada Liibiya ay Badeeda ufasaxday in ay katagaan Tahriibayaasha dhanka Qaarada Yurub Kadib Markii kumanaan qof ay maalamahan ugu dambeyay gaareen Jaziiradda Lamba-dusa ,iyagoo dadka badankood ay ka yimaadeen dalalka Tunisia iyo Liibiya oo ay rabshado ka socdaan. Dadka deegaanka Jaziiraddaas ayaa ka codsaday xukuumadda in ay joojiyaan dadka muhajiriinta [...]
Mar 31 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka Afganistan ayaa ka cudur daartay sawiro ay ka qaadeen meydad shacab afgaanistaan ah oo lagu soo daabacay wargey lagu magacaabo Rolling Stone. Eric Bates oo ah Tifaftiraha wargeyska Rolling Stone ee helay sawirada ayaa sheegay in sawirada ay heleen ay ka kooban yihiin 15o sawir islamarkaana ay ku soo [...]
Mar 31 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Madaxweynaha dalka Siria Bishaar Al-asad ayaa maanta qudbad ka hor jeediyay golaha barlamanka iyadoo qudbadana ay tahay tii ugu horeesay tan iyo markii uu bilowday dibad baxyada looga soo horjeedo xukuumaddiisa. Asad ayaa wacad ku maray in ay fashilnayaan dibin daabyada ay maleegayaan codowga siiriya, sidoo kale wuxuu ka dhawaajiyay in muhiimadoodu ay tahay muwaadinoonta, [...]
Mar 31 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
53 of ayaa dhimatay oo 15 kamid ahi ay ahaayeen wadaadada kaniisadda 90 kalana wey dhaawacmeen kadib markii weeraro ismiidaamin ka dambeesay lagu qaaday dhismo ku yaala xaafadda Salaaxudiin ee waqooyiga Ciraaq weerarkaasoo saacado scoday oo lagu doonayay in lagu afduubto wadaadadaas. dhacdadan ayaa ka dambeesay kadib markii dabley hubeysan ay weerar xoogan ku qaadeen [...]
Mar 31 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Madaxweynaha Mareykanka ayaa mar kale ka dhawaajiyay in aysan xilligan diyaar u aheyn in dagaal dhulka ah ay lagalaan Qadafi, dagaalkii aynu la galnay Ciraaq 2003 dii ee aan ku ridnay Saddaam Xuseyn oo ay nooga baxday Lacago farabadan ciidan badana nooga dhinteen ayaynu ku quus qaadanay ayuu yiri Obama. Wazaaradda Difaaca ee Mareykankana waxey [...]
Mar 31 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
MUQDISHO:- Dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hub cul culus ayaa saakay xili hore kadhacay Degmada Boondheere ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii ay Al-Shabaab weeraren Fariisimada Dowlada KMG iyo kuwa Amisom ee Boondheere. Waxa Bar barsocday dagaalada Madaafiic kudhacday meelo kabaxan goobaha lagu dagaalamay, taas oo laga cabsi qabo in ay [...]
Mar 30 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
Shir aan caadi ahayn oo ay maanta(29.03.2011) isugu yimaadeen Golaha Wasiirada uu shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha Mudane: Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaaajo ayaa looga dooday qaabka federaalismka iyo habdhismeedka dawlad goboleedyada. Sida uu qabo axdiga KMG dawladda soomaaliya waxaa dhiira galinaysaa hirgelinta nidaamka federaalka, waxayse ka digeysaa in dalka jamhuuriyada soomaaliya laga dhigo degmooyin yar yar [...]
Mar 30 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »
GAALKACYO:- Mid kamid ah nabadoonada waa weyn ee Magaalada Gaalkacyo ayaa xalay ay kooxo hubaysan kudileen Waqooyiga Magaaladaasi. Dilka Nabadoonka ayaa waxaa gaystay Koox kuhubaysnayd Bastoolada, iyagoona kafakaday halkii ay dilka kagaysteen. Nuur Xirsi Xuseen oo kamid ahaa Nabadoona waa weyn ee Gobolka Mudug ayaa ladilay xili uu kasoo baxayay Masjidka Al-Rowda ee xaafada Garsoor. [...]
Mar 30 2011 | Posted in
WARARKA |
Read More »